#BNX Coinkan oo maalmihii dambe hoos u sii socda ayaa la filayaa inuu markale sameeyo hoos u dhac weyn oo intiisa ka sii badan taasna waxay na siineysaa fursado kale oo aan ku iibsan karno coinan cusub Oo BNX ah hadaba saadaasha ayaa muujineysa in BNX uu gaari karo 0.75 0.8 0.85 qofkii lacag heystoow isha ku haaya faa ido ayaa halkan ka soo socotee