Binance Square
LIVE
Ismasitowsi
@Square-Creator-7f8d6d2b6b60
Following
Followers
Liked
Shared
All Content
LIVE
--
#BNX Ninkii maalgashaday waa gacan galay😭

#BNX malaga yaabaa inuu soo laabto mise waaku daaayay😭

Bearish
#BNX Coinkan oo maalmihii dambe hoos u sii socda ayaa la filayaa inuu markale sameeyo hoos u dhac weyn oo intiisa ka sii badan taasna waxay na siineysaa fursado kale oo aan ku iibsan karno coinan cusub Oo BNX ah hadaba saadaasha ayaa muujineysa in BNX uu gaari karo 0.75 0.8 0.85 qofkii lacag heystoow isha ku haaya faa ido ayaa halkan ka soo socotee

Bullish
#BNX malaga yaabaa inuu kor u kac sameeyo

#BNX Maalmahan coinkan waxaa aad u hooseeya sare u kac inuu sameeyo marka waxaa laga yaabaa inuu gaaro 1.1000 waa fursad kale qofkii DCA ku sameynaya haka faa ideysto

#BNX Qof Somali ma ku jiraa oo maalgashi ku sameeyey coinkan cabsida waa badantahay maadaama maalmihii dambe uu hoos u dhacaayo

Explore the latest crypto news
âšĄïž Be a part of the latests discussions in crypto
💬 Interact with your favorite creators
👍 Enjoy content that interests you
Email / Phone number

Latest News

--
View More
Sitemap
Cookie Preferences
Platform T&Cs